Afhayeenka guud ee Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca Shiikh C/llaai Shiikh C/rixmaan Abuu Yuusuf Al-qaadi ayaa xalay isagoo la hadlayey saxaafadda gudaha ka hadlayey arrimo badan. Shiikha ayaa gebi ahaamba meesha ka saarey in ay jiraan dad Ahlu-sunna Wal-jamaaca in ay ku jiraan xukuumad ku sheegga kooxda Shariif Shaydaan. Shiikha ayaa caddeeyey in ay jiraan dad qab qable yaal ah oo doonaya in ay wasakheeyaan magaca Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ku doonayaana in ay mansab ... Read More
Abuu Yuusuf Al-Qaadi oo mar kale ka dhawaajiyey in aysan jirin dad matala Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ka mid ah xukuumad-ku-sheegga kooxda Shariif
Khawaarijta Al-shabaab oo xirtey dugsiyadii iyo iskuulladdii Magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay Khawaarijta Al-shabaab ay xirtey dhammaan goobaha wax barasho ee Magaalada Kismaayo. Warark ayaa waxay intaas ku darayaan in ay Khawaarijta Al-shabaab ay goobaha wax barasho ay u xireen in ay carruurta ay galiyaan dagaalka ay Soomaaliya ka wadaan. Waxaa lagu soo warramayaa in ay Carruurtii Soomaaliyeed ee ku sugnaa magaalada Kismaayo ay intoodii badnayd isku keeneen una jeediyeen in ay ka qayb qaataan ... Read More
Bannaan baxyo Khasab ah oo ay Abaabulayso Khawaarijta iyo Rabshado ka dhacay Bannaan baxyo ay ka abaabushay Kismaayo
Baryahaan ayaa waxaa jirey bannaan baxyo ay soo abaabulaysay Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayna ka ababulayaan magaalada Muqdisho iyo goobaha kale ee ay xoogga ku haystaan. Magaalada Muqdisho ayey laba wiik ka hor ka dhigeen Bannaan bax ay isugu yeereen Shacabka ku dhaqan xaafadda Dayniile ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo warramayaa in qofkii aan ka soo qayb galin ay u dhaarteen Khawaarijtu. Sidoo kale bannaan bax noocaas oo kale ah ayey ... Read More
Khawaarijta Al-shabaab oo fara saartey Xizbul Shaydaan iyo Khasaare soo kala gaarey
Wararka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay Khawaarijta Al-shabaab ay maanta fara saareen Khawaarijta Xizbul Shaydaan, halkaas oo labada dhinac khasaare soo kala gaarey. Wararka ayaa waxay intaas ku sarayaan in ay Khawaaijta Al-shabaab ay rasaas ku fureen gaari ay wateen Xibzul Shaydaan oo markaas mararayey Xafaddda Laba dhagax ee dagmada Wardhiigley. Waxay labada dhinacba is weydaarsadeen rasaas halkaas oo labada dhinacba ay saraakiil sar sare isaga dileen, waxaana la soo ... Read More
Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Buulaberde oo hawl gal ku-dhufo oo ka dhaqaaq ah ka fuliyey Magaalada Buulabarde iyo Xabsiyada oo ka siidaayeen Culimo ku xirneyd
Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Buulabarde ee Gobalka Hiiraan ayaa xalay ku qaadey weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab. Weerarkaan ayaa waxaa looga laayey Khawaarijta 6 ka mid ahayd Khawaarijta ilaalana ka ahayd xabsiyada Magaalada Buulabarde, waxaana ay xabsiyad ay ka siidaayeen culimo badan oo Ahlu-sunna Wal-jamaaca ah. Weerarkaan ay qadeen qaar ka mid ah shacabka Magaalada Buulabarde ayaa ahaa Weerar qorshaysan, kaasoo sababay in ... Read More
War murtiyeedka Shirka Ahlu sunna wal-jamaaca. Shirkii 5aad ee Culamaa’udiinka Ahlusunna wal-jamaaca e eka dhacay Sweden Stokhom.
Maanta oo ah maalin Axad ah taariikhduna tahay 18/07/ 1431 hijriyah oo ku beegan 04/07/2010-ka waxaa soo xirmay Shirkii 5aad ee Culamaa’udiinka Ahlusunna wal-jamaaca uga socdey magaalada Stokholm ee caasimadda wadanka Sweden. Sida aad ogsoontihiin, shirka wuxuu socday saddex maalmood oo xiriir ah, wuxuuna bilawday 15/07/1431 hijriya oo ku beegan 2/7/2010-ka. Mu’tamarka ama shirka shanaad ee Ahlu sunna wal jamaaca waxaa ka sooqayb galay wufuud aad u farabadan oo sida aad ... Read More
Baaqa Shirkii 5aad ee Culamaa’udiinka Ahlusunna wal-jamaaca e eka dhacay Sweden Stokhom.
Culamaa’udiinka Ahlusunna wal-jamaaca ee ku nool Qaaradda Yurub iyaga o oka amba qaadaya qodobbada uu shirku falanqeeyey ee ku xusan war murtiyeedka go’aannada, bayaanka iyo hadafka shirka Ahlu sunna Wal-jamaaca. Markii ay arkeen dhibaatada haysata diinta, Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed. Markii ay xaqiiqsadeen sida arxan darrada ah ee kooxaha khawaarijta, Dowladda iyo ciidamada Amisoom ay isaga kaashadeen gumaadka dadka somaaliyeed. Markii ay daraasad dheer ku sameeyeen xaddiga balaaran ee uu gaarsiisanyahay tacadiyada loo ... Read More
Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo kooxda Shariif iska beri yeeshey iyo Webka Dayniile oo noqdey Afhayeenka Rasmiga ah ee Khawaarijta Al-shabaab
Maamulka iyo madaxda sare ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa shaacisay in ay beri ka yihiin kooxda Shariif Shaydaan iyo Xukuumad-ku-sheegga ay magacawdeen. Hadalkaan ayaa waxa horey u shaaciyey Guddoomiyaha Guud ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca Macallin Maxamuud, wuxuuna isagoo BBCda u warramaya sheegey in uu kal hore bur burey Heshiis ku sheeggii Kooxda Shariif iyo Ahlu-sunna Wal-jamaaca. Wuxuu Guddoomiyuhu uu aad uga soo horjeestey niman qab qable yaal ahaa oo uu watey Shariif oo ... Read More
(Shirkii 5/aad ee Culumaa´udiinka Soomaaliyeed Ahlusunna waljamaaca ee Qaaradda Yurub oo Maalintii Labaad Si Rasmi ah uga socda Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden. ) ... Read More
Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ku dhawaaqaday in aysan Xukuumadda Kooxda Shariif aysan ku jirin cid ka socota Ahlu-sunna Wal-jamaaca
Maamulka Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa ku dhawaaqay in aysan jirin cid iyaga matalaysa oo ka mid ah Xukuumadda kooxda Shariif Shaydaan. War Murtiyeedkaan ka soo baxay Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa yimid ka dib markii rag Wahaabiyada ka tirsanaa la yiri waxay matalayaan Ahlu-sunna Wal-jamaaca taasoo ay Culimadu horey uga dhiidhiday. Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa war murtiyeedkeeda maanta ku sheegtey in aysan jirin cid iyaga ka tirsan oo ku jira Golaha Wasiirada ... Read More










04:00 GMT
Sida loo dhagaysto