joogto.com

Conec Us
waxaad nagala soo xiriirikaraan ciwaanka ah

joogto1@hotmail.com

Kooxda kubada cagta ee Manchester United oo si foolxumo badan dhulka ugu jiiday Arsenal
Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa waxay gurigeyda ay ku dubatay kooxda kubada cagta ee Arsenal, oo uu kala dhaxeeyo xifaaltan aad u heer sareeya.

Kooxda kubada cagta ee Shayaadiinta cas-cas ayaa waxay maanta ay dhulka ku jiiday kooxda kubada cagta ee Arsenal, kadib markii ay kaga adkaatay 8 gool iyo laba gool, iyadoo tani ay noqoneyso guul daradii ugu xumeyd ee ay ebid la-kulanto kooxda Arsenal.

Ciyaartaan oo ka dhacday garoonka kubada cagta ee Old Trafford, ayaa waxay ciyaartu ay ahayd mid si weyn looga wada sugaayay guud ahaan wadamada caalamka oo idil, hase ahaatee natiijada ayaanan noqon sidii loo-fishay.

Sideeda goolal ee ay ku badisay kooxda Manchester United ayaa waxaa seddex ka mid ah u saxiixay laacibkooda weyn ee Wayne Rooney, kaasoo laba ka mid ah ay goolashiisu ahaayeen gool toos ama bili siyoon, halka goolka seddexaadna uu caadi u dhaliyay.

Ashley Young ayaa wuxuu laba gool oo qurux badan uu u saxiixay kooxda Shayaadiinta cas-cas, iyadoo uu Ashley Young dhawaan Manchester United kaga soo biiray dhinaca kooxda Aston Villa.

Danney Welbeck, Park iyo Nani ayaa waxay iyana Arsenal ay ka kala dhaliyeen min hal gool, waxayna maanta ay Manchester United u tahay maalin weyn oo si xarago leh loogu diiwaan gellin doono taariikhda caalamka.

Arsenal oo laba gool oo caato ah dhalisay ayaa waxaa u kala dhaliyay Van Persie iyo Theo Walcott, laakiin goolasha caataha ee ay maanta dhalisay kooxda Arsenal, maaha kuwo ay ku qanci karayaan taageerayaasha kooxda Arsenal.

Guul darada foolxumada badan ee soo wajahday kooxda Arsenal ayaa waxay dadka inta badan ay qabaan, in uu ugu wacan yahay tababare Arsene Wenger, bacdamaa uu diidan tahay in suuqa kala iibsiga uu ku sameeyo maal-gashi macquul ah

KAKA oo diiday inuu qaato Okiyaalka Caafimaadka Indhaha iyo Dhaqtarkiisa oo sheegay inuusan ka bixi doonin Madax
xanuun Xiddiga kubada cagta ee kooxda Real Madrid iyo Qaranka Brazil Ricardo Izecson dos Santos Leite KAKA ayaa si buuxdo u diiday in uu mar kale dib ugu soo laabto qaadashada Ookiyaalaha Caafimaadka Indhaha oo eey Soomaalidu u taqaan (Labo-indhoodka). Ricardo Izecson dos Santos Leite KAKA wuxuu Ookiyaalahaan xiran jiray ama ku qasbanaa inuu qaato xiligii uu u ciyaari jiray kooxda Sao Paulo ee horyaalka dalka Brazil wexeeyna eheed laga soo bilaabo sanadkii 2001 ilaa 2003. Dhamaadkii 2003 oo uu KAKA ku soo biiray naadiga AC Milan wuxuu bilaabay ama joojiyey qaadashada Ookiyaalaha Caafimaadka wuxuuna taas badalkeeda u is ticmaalay inuu qaato Kaniiniga ka hor taga Madax xanuunka & wareerka joogtada ah. 2006 ilaa hada oo lagu jiro 2011 Ciyaaryahan Ricardo Kaka wax Kaniini ah uma isticmaalin dhanka Caafimaadka Indhihiisa balse hada oo uu dib iskugu arkay Madax xanuunkii iyo Wareerkii uu horay u qabay waxaa si deg deg ah Ookiyaalihiisii hore ugu soo qoray ama kula taliyey inuu qaato dhaqtarkiisa cusub ee kooxda Real Madrid oo Ricardo Kaka u shegay qaadashadaa Kaniiniga faraha badan uu leeyahay caafimaad daro gadal ka imaan karta. Ciyaaryahan Ricardo Izecson dos Santos Leite KAKA waxaa heeysata (labo daran mid dooro) oo macnaheedu yahay inuu xirto Ookiyaalkiisii hore inta aan ka aheeyn xiliga Tababarka ama uu Ciyaaraayo Ricardo KAKA ayaa la sheegay inuu labadaba hada diidan yahay balse eey danta ku qasbi doonto sida uu Dhaqtarkiisa sheegay. Kaka oo u yimid kooxda Real Madrid sanadkii 2009 wuxuu 37-kulan oo uu saftay u saxiixay 15-Gool.

Steven Gerrard “ciyaariyahan Luis Suarez wuxuu lamid yahay Wayne Rooney iyo Zinedine Zidane..
Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa amaan kala dul dhacay weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay Luis Suarez kaas oo uu kutilmaamay mid lamida xidigii hore ee reer France Zinedine Zidane iyo weeraryahanka kooxda Man United Wayne Rooney

Xidiga caalamiga ah ee wadanka Ingriiska oo lahadlay bogga LFC Weekly waxaa uu sheegay in uu kahelay qaab ciyaaredka xidigaan oo xagaagi dhowaa kazoo dhaqaaq kooxda reer Holland ee Ajax.

Inkastoo aanan isla ciyaarin aniga iyo isagu oo aan dhawacnaa intii uu sida fiican uciyaarayay hadana kulan kasta oo aan daawado waxaa uu soo bandhigayay wax cusub waxaanaba icajab galisay sida uu ula ciyaarayo kooxda inteeda kale ayuu yiri kabtan Gerrard.

Runtii xidigaan markaan fiiiyo sida uu uciyaaro waa cajiib waxaana dhihii kara waa Zinedine Zidane –kii hore ee aduunyada ama waa Wayne Rooney-ga manta jooga ayuu hadalkiisa kusoo afjaray kabtanka kooxda Reds.

Laacibki Hore ee Kooxda Man United Paul Schools oo Sheegay Ninka Ugu Laacibsan ee Garoon Soo Wada galeen
Xidigii qadka dhexe ee kooxda Manchester United, Paul Scholes oo dhowaan kafariistay kubada cagta ayaa waxaa uu sheegay in ciyaariyahan Ryan Giggs uu yahay ninkii ugu laacibsanaa

Muqdisho Sports(HWN)Xidigii qadka dhexe ee kooxda Manchester United, Paul Scholes oo dhowaan kafariistay kubada cagta ayaa waxaa uu sheegay in ciyaariyahan Ryan Giggs uu yahay ninkii  ugu laacibsanaa ee uu taariiqdiisa garoon lasoo gala.

Paul Scholes ayaaa yiri waxaa uu kaqatarsanaa dhamaan dadki aan lasoo ciyaaray sida Roy Keane, Paul Ince, Teddy Sheringham, Dwight Yorke, David Beckham, Andy Cole, Ruud van Nistelrooy, Nicky Butt iyo qaar kaloo badan waana xidig weyn oo xusuus mudan” waxaana uu sheegay in uu lamid yahay Zinedine Zidane iyo Rivaldo.

Dhinaca kale tabaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson, ayaa sheegay in uu doonayo in uusan kooxda katagin weeraryahanka wadanka Bulgeria Dimitar Berbatov oo uu sheegay in uu kamid yahay xidigaha ugu muhiimsan kooxda

Jariirada Mail on Sunday ayaa sheegtay in xidigan oo kooxda kaniyad jabay kadib markii lagatagay  Final-kii Champions League uu hada raadsanayo koox uu uciyaaro laakin tababare Sir Alex Ferguson ayaa umuuqda mid xidigaan kuqancin kara in uu sii joogo kooxda

Ciyaaraha Xagaaga Sweden ee SEUKI 2011 oo ka bilowday Magaalada Stockholm
Waxaa si rasmi ah uga bilowday garoonka Spånga IP ee magaalada Stockholm wadanka Sweden ciyaarihii sanadlaha ahaa ee Seuki 2011,ciyaarahan oo socon doona 8 ilaa 24 luulyo 2011 waxaa ka qeyb gelaya kooxo ka kala yimid wadamada Australia,UK,Denmark,Norway,Switzerland,Holland iyo wadanka martida loo yahay ee Sweden.

Waxaa halkaa ku sugnaa marti aad u fara badan oo ka kala socday siyaasiyiinta wadankan iyo ciyaartooydii hore Soomaliya iyadoo ay intooda badan ka hadleen xafladaa furitaanka SEUKi 2011.

Waxaa furitaankii hadalo ka soo jeediyey maamulka Seuki iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay ciyaarahan sanadlaha ah.

Ciyaartii furitaanka waxaa isku haleelay kooxaha Leicester United iyo Qaran FC oo ku guuleysatey koobkii Seuki201o,waxaana 2 iyo 1 guusha ay ku raacdey kooxda Leicester United  oo uu watay Cumar Dheere.

Dhacdo Yaab Badan oo ka dhacday Dalka South Africa Kadib Markii Nin waayeel ah oo loo heystay inuu dhintay uu maalin ka dib ka soo dhex qeyliyey firintijeerka(Layab Aduunka)
Dalkaas South Africa ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka dib markii nin waayeel ah oo loo heystay inuu dhintay uu maalin ka dib ka soo dhex qeyliyey firintijeerka la galiyo dadka markey dhintaan arintaas oo ay dad badani ay la yaabeen.

Ninkaan odeyga oo aan magaciisa la shaacin ayaa waxaa la sheegay inuu qabay cudurka neefta taas oo ayna qabatay ka dibna ay reerkiisii u qaateen uu dhintay ninkaas oo ayna ka samreen sidaas awgeedna ay u yeereen qolooyinka qaabilsan ama ku shaqada leh meydadka taas oo ninkaasna la galiyey talaagadaha ama farintijeerada lagu sii haayo meydka ilaa iyo inta laga aasaayo, Laakiin ninkaas ayaa markii uu ku dhawaad maalin uu halkaas ku jirey ka soo kacay koomadii oo uuna soo miyirsaday ka dibna uu qeylo af labadiis yeeray halkaas oo ayna maqleen qeyladiisa shaqaalihii xaruntaas oo ka soo saarey ninkaas halkaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo ay dhamaan eheladii iyo qaraabadii ninkaas iyo waliba shaqaalahii xaruntaas lagu haayo meydka ay la yaaban yihiin sida ay arintaas u dhacday ayaa waxaa la sheegay in intii aanan ninkaas lagu xareyn firinjiteerkaas lagu sameeyey baaritaan islamarkaana aysan ka muuqan ninkaas wax calaamad ah oo noolaansho ah iyadoona xataa aan la dareemin dhaqdhaqaaqa wadnihiisa ayna la yaabeen sida ay ku dhacday arintaas lana baaraayo.

Halkaan ka Daawo Ninka oo Laga Shakisanyahay

Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Gumaadka Al-Shabaab.WARSAXAAFADEED
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Cambaareysay Xadgudubyada sii xoogeysanaya oo ay Maleeshiyada Kooxda Shabaab ku hayaan Shacbiga Soomaaliyeed kadib Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda oo u qornaa sidan:-

WAR SAXAAFADEED

Dowlada KMG ee Soomaalia waxa ay cambaareynaysaa falalaka waxshinida ah ee isugu jira dhaca, dilka iyo xadgudubyada  ay haraadigii  kooxda Al-shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku jira maalmihii ugu dambeeyay  ee bisha barakeysan ee RAMADAAN isla markaana  la il daran duruufaha abaareed ee ka jira wadanka.

Ka dib burburkii iyo baxsadkii maleeshiyaadka kooxdii Al-shabaab ee magaalada Muqdisho, kuna sugan qeybo  ka tirsan deegaanada ku hareeraysan gobolka Banaadir ayaa waxay ay bilaabeen sida caadadooda aheyd dhibaateynta ay ku hayeen shacabka iyagoo sida si aan naxariis laheyn maalmaan dambe ku gowraceen shacab aan hubeysneyn oo u badan dhalinyaro.

Falalkan fulaynimada ah waxay muujinayaa xaalada ay ku suganyihiin kooxdan oo ah cabsi iyo walwal ay ka qabaan guulaha isdabajooga ah ee uu gaaray shacabka Soomaaliyeed ee uu horkacayay Ciidanka  Qaran Soomaaliyeed si ay isaga xoreeyaan naxariis laawayaasha Al-shabaab.

Dowlada KMG  Soomaaliyeed  ku haysa xaaladaha jira oo dhan waxay balan qaadeysaa dhamerystirka  howlgalada lagu sifaynayo kooxadan, kana dulqaado dhibaatadaas shacabkeeda.

DAAWO SAWIRRADA:-Sida Madaxweyne Sheekh Shariif Loogu Soo Dhoweeyey Garoowe iyo Meelaha uu Kormeeray
Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirro muujinaya Sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntlandiyo sidoo kale goobaha uu kormeerka ku tegay ee ka mid ah magaaladaasi.

Ciidamada Dawladda oo Degmada Waaberi ka Qab Qabtay in ka Badan 30-Dhalinyaro ah
Ciidamada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa hawlgallo ay habeenimadii xalay ka sameeyeen xaafaddo kamid ah degmada Waaberi ku qab qabtay in ku dhow40-dhalinyaro ah.

Hawlgalka Ciidanka ayaa lagu qab qabtay ilaa 35-dhalinyaro ah kuwaasi oo kamid ahaa dadka xaafadda deggan, waxaana qab qabtay Ciidamada Dawladda kadib hawlgallo ay sameeyeen.

Ciidamada ayaa gudaha u galay inta badan xaafadaha degmada Waaberi oo ay habeenidii lasoo dhaafay ka dhaceen qaraxyo lala egtay Ciidamada Dawladda.

Xaafadaha ay Ciidamadu gudaha u galeen isla markaana dhalinyarada badan ka qab qabteen ayaa waxaa kamid ah xaafadda March, sidoo kale waxay hawlgallo ka sameeyeen aga gaarka masaajidka Muuse Boqor iyo garaashka Xaaji Baasto.

Labadii habeen ee aan kasoo gudubnay ayaa waxaa xaafaddaasi ka dhacay weerarro loo geystay Ciidamada Dawladda KMG ah.