Kooxda kubada cagta ee Manchester United oo si foolxumo badan dhulka ugu jiiday Arsenal
Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa waxay gurigeyda ay ku dubatay kooxda kubada cagta ee Arsenal, oo uu kala dhaxeeyo xifaaltan aad u heer sareeya. Kooxda kubada…
KAKA oo diiday inuu qaato Okiyaalka Caafimaadka Indhaha iyo Dhaqtarkiisa oo sheegay inuusan ka bixi doonin Madax
xanuun Xiddiga kubada cagta ee kooxda Real Madrid iyo Qaranka Brazil Ricardo Izecson dos Santos Leite KAKA ayaa si buuxdo u diiday in uu mar kale dib ugu…
Steven Gerrard “ciyaariyahan Luis Suarez wuxuu lamid yahay Wayne Rooney iyo Zinedine Zidane..
Kabtanka kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa amaan kala dul dhacay weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka Uruguay Luis Suarez kaas oo uu kutilmaamay mid lamida xidigii hore ee reer…
Laacibki Hore ee Kooxda Man United Paul Schools oo Sheegay Ninka Ugu Laacibsan ee Garoon Soo Wada galeen
Xidigii qadka dhexe ee kooxda Manchester United, Paul Scholes oo dhowaan kafariistay kubada cagta ayaa waxaa uu sheegay in ciyaariyahan Ryan Giggs uu yahay ninkii ugu laacibsanaa Muqdisho…
Ciyaaraha Xagaaga Sweden ee SEUKI 2011 oo ka bilowday Magaalada Stockholm
Waxaa si rasmi ah uga bilowday garoonka Spånga IP ee magaalada Stockholm wadanka Sweden ciyaarihii sanadlaha ahaa ee Seuki 2011,ciyaarahan oo socon doona 8 ilaa 24 luulyo 2011 waxaa…
Elman oo looga badiyey 4-0
Koxda Elman ayaa kulankii ugu horreeyey tartanka ciyaaraha kooxaha horyaallada Bariga iyo Bartamaha Afrika looga badiyey afar gool iyo waxna. Kooxda Elman ayaa daqiiqadii 29 goolkii koowaad laga…
Dhacdo Yaab Badan oo ka dhacday Dalka South Africa Kadib Markii Nin waayeel ah oo loo heystay inuu dhintay uu maalin ka dib ka soo dhex qeyliyey firintijeerka(Layab Aduunka)
Dalkaas South Africa ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka…
Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Gumaadka Al-Shabaab.WARSAXAAFADEED
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay Cambaareysay Xadgudubyada sii xoogeysanaya oo ay Maleeshiyada Kooxda Shabaab ku…
DAAWO SAWIRRADA:-Sida Madaxweyne Sheekh Shariif Loogu Soo Dhoweeyey Garoowe iyo Meelaha uu Kormeeray
Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirro muujinaya Sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya loogu soo dhoweeyey magaalada…
Ciidamada Dawladda oo Degmada Waaberi ka Qab Qabtay in ka Badan 30-Dhalinyaro ah
Ciidamada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa hawlgallo ay habeenimadii xalay ka sameeyeen xaafaddo kamid…
Xarakada Al shabaab oo Xalay Mar Kale Weeraray Fariisimada Ciidamada Dawladda ee Degmada Dharkeynlay
Ciidamo katirsan kuwa xarakada Al shabaab ayaa xalay mar kale weerar ku qaaday fariisimo ay…
Elman oo looga badiyey 4-0
Koxda Elman ayaa kulankii ugu horreeyey tartanka ciyaaraha kooxaha horyaallada Bariga iyo Bartamaha Afrika looga…
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!…
